Author Topic: Su'aal: Dad badan ayaa cabo cofeyga?  (Read 2454 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 57
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dad badan ayaa cabo cofeyga?
« on: October 27, 2016, 01:19:24 PM »
Ditoore waxaan ku weydiinayaa
dad badan ayaa cabo cofeyga waxayna u cabaa siyaabo kale duwan qaar ayaa ucabo in ay hurdada iskaga wadaa qaasatan ardayda jamacadaha iyo kuwa iskuulada
qaarna waxay u cabaan in ay fir fircooni kahelaan

cofeyga waxaa ku jirto maado layiraahdo cofi eyna maxayna tar taa oofaa ido ah mana laydahay qasaaro?
 
maxaa ka dhaxeyo cofiena iyo adonosine ?

masababi karaa kofeyga wadna xanuun qoraalo qaar waxay leyihiin wadnaha ayuu uronyahay?

maley yahay da lagu cabo cofeyga ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dad badan ayaa cabo cofeyga?
« Reply #1 on: October 31, 2016, 03:59:08 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Kaffayga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5984.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: