Author Topic: Su'aal: Waxaan ahy hoyo hal cunug haysta?  (Read 4824 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Umu xafsa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan ahy hoyo hal cunug haysta?
« on: October 24, 2016, 09:28:39 PM »
Asc wallo dhakhtarka waxan waydinya waxan ahy hoyo hal cunug haysta waxnsn ku dhaly qaliin dhabrka xanun bn ka darema iyo caloshaba dhakhtrkygi ban ku noqday waxy iso siyeen kinini la dhaho zerodol oo 10 xabo ah alxamdulilh wan fcnhh hada lkn dhasha way iga xedhin mudu labo sano ah irbada gacanta ayay i galiyen hadaba irbada dhasha lagu kalo foyeya mxy dhibato ledahy qof se la qalay malaga yaba in hadhaw cadi u dhalo mudu inte leeg ba caadi loogu dhali karaa adbad u mahdsantin dhakhtiirta soomliyeed




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan ahy hoyo hal cunug haysta?
« Reply #1 on: October 27, 2016, 04:05:30 PM »
Hooyada lagu qalay caruurta, waxaa fiican in uurka ay ka nasato laba sano ugu yaraan inta aysan uur kale qaadin, sababtuan waxay tahay waa intaas oo mar labaad qalliin kale u baahatid iyo in jirkaaga ka soo kabsado qalliinkii hore.

In aad caadi u dhali kartid laam sii sheego karo hadda inkastoo ay ku xiran tahay cilladdii marka hore kuu diiday dhalmada caadiga, ka akhriso halkaan waxa dhakhaatiirtu sameeyaan xaaladaada oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5532.0

Midda ku saabsan cirbadda, waxaad booqataa link-gaan si aad u ogaatid hababka uurka looga hortago iyo hab walba waxa laga filan karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Umu xafsa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaan ahy hoyo hal cunug haysta?
« Reply #2 on: November 05, 2016, 05:13:26 PM »
Asc mrkle dhakhtirta somaliyed adbad u mahdsantin wann hely jawabta suashi hore jazakalh mrklr suaal.         Cunug yar o laba bilod iyo badh jira naskana siiday oo an jaqin canaha gasaca bes caba aya saxaridisu tahy marksta cagaar malinti hal mar saxaroda wax xanuna ama xumada malaha dr carurta wan geyy garipe water by iso qoreen ila hada wax is badala malah fadlan maxu noqon kara cagarkasi ma xanunba mise wa iska cadi plese iga cawiya thnks dhakhtirta somaliyed

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan ahy hoyo hal cunug haysta?
« Reply #3 on: November 20, 2016, 06:30:55 PM »
Hadduu cunuga qandho haynin, ooyin badan lahayn, caanaha si fiican u cabo, hurdo helo, muuqaalkiisa wax isbadal ah aadan ka arkin, waxay u badan tahay inay arintaasi ay dabiici tahay, waxba haka welwelin, caruurta yar yar waxyaabo badan ayaa midabka saxaradoodu badali karo taasoo ay ka mid tahay waxa ay hooyada cuntay haddii ay naas nuugaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Umu xafsa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaan ahy hoyo hal cunug haysta?
« Reply #4 on: December 31, 2016, 08:50:55 PM »
Asc  Dhatiirta somaliyed melksta oo ad jogtan adbn idinku mshad celinya illahy haydinka abal mariyo sidad nogu deqden waxi ad barten illahy hadin xiftiyo ....... Waxn way dinaya dr ka caruurta yaryar gar ahan wiilasha somalidu waxy tidha oohinta marmar udaa ha ooye iyago uga jeeda in ay codkoodu waynayo marku waynado marka caado dhaqmed uunba mise cafimafkuna wuu la qabaa in ay oohintu keento codka wayn ee raga ........ Tan labad miyay kala dhanar jilicsan yahin wiilsha iyo gabdhaha anoo uga jeeda in gabadha lagu fadhi babaro 4ila,6bilod halka wiilka lahu odhanyo 6, ila 7 ku fadhisi .......... Dr jawabta inshalh

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan ahy hoyo hal cunug haysta?
« Reply #5 on: March 28, 2017, 12:50:29 PM »
Labada arinba waa caado dhaqameed ee maahan wax sal ku leh caafimaadka.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26043
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48141
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29698
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25035
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35553
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc