Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Mala dhihi karaa ditoore in aan sokor qabo?
(1/1)
Mr Mahamed:
maladhihi karaa ditoore in aan sokor qabo oo maxaa yeelay kasoo qaad suuli ayaan galay waana kaadiyay salada inta dukanaaya iyo inta aan weysa qaadanaayay intaas markay kasoo waregtay ayaa waxaa dhacdo kaadi kale in ay iqabato oo hadana aad ubadaneen oo hadana joogsaneenin oo markaan isdhalo kaadida wey dhamaatay ey baxa hadana jaadi kale ayaa i heyso mar mahan waa marar badanay iigu soo noqtaa lkb wey kala fogyihiin mar mar waxaa laga yabaa bilooyin in aya udhaxeyso mar marna isbuucyo
SomaliDoc:
Way dhici kartaa laakiin waxaa kaga sii dhaw xanuunka keeno bararka qanjirka borostaadada iyo caabuqa kaadheysta ku dhaco, labadaasba way leeyihiin astaamaha aad kor ku soo xustay, akhriso labadaan cudur si aad u ogaatid midka ku hayo:
1 - Bararka qanjirka borostaatada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0
2- Caabuqa kaadi-mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version