Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Meesha u dhexeyso SINTA iyo FEERAHA?

(1/1)

Guudlaawe:
waxaan ahay gabar leh uur 4 bilood ah waxaan isku arkay cilad xanuun badan taas oo ah.
marka aan socdo waxaa isku keey taago mana aqaaan waxa ay yihiin waana meesha u dhexeyso SINTA iyo FEERAHA xigtana dhinaca hoose mindhicirka lugta bidix

SomaliDoc:
Maadaama aad uur leedahay waxaa haboon in computer-ka uurka lagu saaro si loo fiiyo inay jiraan wax kaloo cadaadis ah oo minka gudahiisa ama banaankiisa ah, inkastoo uurkaaga uu yar yahay oo aan la arkin astaamahaan bilaha hore.

Waxay kaloo ka imaan kartaa haddii ay dibbiro jirto sida gaaska oo kale, taasoo haweenka uurka leh ugu sii darnaan karto.

Fadlan dhakhtar la xiriir si laguu wiisiteeyo laguuna baaro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version