Author Topic: Su'aal: Wareeg cad oo isha iiga yaallo?  (Read 2665 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 57
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wareeg cad oo isha iiga yaallo?
« on: November 04, 2016, 07:32:40 PM »
su aal maxaa sababa in cornea yaha isha in uu ku wareegsado  cadaan makeeni karaa indha allan sababna ma unoqon karaa danboorka iyo xogida indhaha mar aad qabtid ellerjik

maxaana sababo dadka in uu ku dhaco indha beel




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wareeg cad oo isha iiga yaallo?
« Reply #1 on: November 19, 2016, 06:42:31 PM »
Wareega cad ee ku wareegsan bu'da isha waxay ka tarjumaysaa dhowr xaaladood oo kala duwan, qaarkood waxay ku xiran tahay da'da aad jirtid iyo xanuunno kale haddii aad qabtid iyo da'da aad jirtay markii aad isku aragtay iyo hadduu jiro qof qoyska ka mid ah oo leh wareegaas?
Fadlan ka soo jawaab su'aalahaas si laguugu faahfaahiyo arrintaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16198
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su?al: Seddexdii biloodba indhaha waxaa iiga soo baxaa nabar yar oo cuncun leh?

Started by Dr baddalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 15860
Last post March 17, 2011, 11:26:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19679
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cabeeb labadii biloodba mar ayuu carabka iiga soo baxaa?

Started by ShuuriyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7525
Last post May 19, 2011, 08:43:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa wajiga iiga soo baxay baro yaryar oo badan?

Started by ZazkyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9195
Last post April 23, 2013, 01:45:58 PM
by SomaliDoc