Author Topic: Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?  (Read 4807 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Alkatra

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Asc waaan ku salamay dr waad ku mahadsan tahay hoosha aad inoo hayso inta ka dib waxaa rabaay inaaan su'aal ku waydiiyo , Xaniinyaheyga waxaa ku yaalo honqor oo badanan meel neh ima xanuuneyso xitaa xaniinyahay ima xanuunayo lakiin maxaa sabaabay ineey sidaas ugu badan xaniin yahay ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?
« Reply #1 on: November 04, 2016, 06:32:23 PM »
Honqorta way ka soo baxdaa qooraha iyo xubnaha kale ee taranka, waxaana loo yaqaanaa "Genital Warts", honqorta waxaa keeno feyraska loo yaqaano "HPV", waxaana lagu kala qaadi karaa galmada, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan honqorta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Alkatra

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?
« Reply #2 on: November 04, 2016, 10:56:54 PM »
Waad mahadsan tahay dr lkn teeyda sidii oo kale ma ahaan waa sidii fin oo kale oo badan lama  arkaay markii uu xaniin yaha ee shuuqsan ila hal xabo soo dheer oo la qaban karo lkn markii uu xaniin isku yimaado ayeey si sa'id ah u soo muuqdaan kuwa kale , madaam aay af laheen sidaa kuwa aad soo qadaay oo kale sidee dawada loo marina ?

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?
« Reply #3 on: November 20, 2016, 07:05:58 PM »
Si loo hubiyo inay honqor tahay iyo in kale fadlan la xiriir dhkhatarka inta aadan daawo marin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55882
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162191
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106890
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57901
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62229
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig