Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa i xanuuna lugaha qeybta jilibka?
(1/1)
Nalka:
ASC BISMILAAH DHAMAAN DCTORADA wad mahadsantihiin JAZAAKUMULAAHU QEYRA sida wcn ee aad wax inoogu shegeysaan wax qabaaa SU,AAL? WAXAA I XANUUNA LUGAHA QEYBTA JILIBKA GADAASHIISA AMA XAGASHA WAXAANA IGA SOO BAXA XIDIDO MARKA EY AAADKA II XANUUNAYAAN MAXAA SABAB U AH XANUUN KAAN? MAXAASE LAGU DAWEYNKARAA? & WIXII TALO AH
SomaliDoc:
Meesha ku xanuunayso haddii ay tahay xagasha jilibka oo mararka qaar aadan soo laabi karin ama ku bararto waxaa dhici karta in xididada xagasha mara uu dhiig ku xinjiroobo waana cillad aad u badan, akhriso qoraal ku saabsan arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1460.0
Waa muhiim in aad dhakhtar la xiriirtaa si loo hubiyo cilladaan haddii ay jirto ama cillad kalaba.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version