Author Topic: Su'aal: Cudurada ku Dhaka faruuryaha?  (Read 3864 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Foodcade1121

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cudurada ku Dhaka faruuryaha?
« on: November 02, 2016, 12:11:58 AM »
Asc Dr waan ku salaamay waxaan u baahanahay inaad warbixin iga siiso dabnaha I cas khudrad iyo vitamina waan isticmaalay balwadna ma lihi astaaamhayga waxaa ka mid ah dabnaha I casaanaya / gaduudanaya cun cun hadaan aaan afka ku jajabiyana biyo ayaaa galya waana jcleysanayaaa eee maxaan sameeya




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cudurada ku Dhaka faruuryaha?
« Reply #1 on: November 19, 2016, 06:19:03 PM »
Cudurro kala duwan ayaa ku dhaca faruuryaha, waxaana lagu kala gartaa aragtida, waxaa habboon in aad dhakhtar la xiriirtid si loo ogaado cilladaada, inta ka horayso akhriso qoraal aana kaga hadalnay cudurka ugu badan ee bulshada soomaalida u keeno faruuryo dildillaaca: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cudurada ku dhaca cunaha iyo finanka kasoo baxa hunguriga?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14252
Last post September 20, 2011, 02:37:21 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudurada ku dhaca xiliga uurka iyo kadib?

Started by AaminaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10270
Last post July 05, 2010, 11:06:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: cudurada la isu gudbiyo iyo asaxaabta kugu dhoow?

Started by Darmaan123Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 5840
Last post May 31, 2015, 05:52:20 PM
by Darmaan123
Su'aal: Waxaan rabaaa Dr qaabilsan cudurada haweenka?

Started by UmuxafsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5213
Last post June 23, 2015, 01:30:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudurada indhaha marka aad wax badan aqriso?

Started by Action powerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3090
Last post April 13, 2016, 03:33:10 PM
by SomaliDoc