Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Madaxa ayaa i xanuuna?
(1/1)
Idilburhaan:
Asc, Dr madaxa ayaa ixanuuna, welibo aaaad waxaan isku arkaaa wadnaha igataacma, need tuur, buuqa wuidhibaa xataa inaa quf lahadlo am a lahadlo, balse mudadaan danbe waxa isku arkay inaa wareero, marmar xataa dhaco, iloowsho badan wan isku arko , sidaan marmar ujoogo madaxa geeska isha qac idhahdo xataa haduu madaxa ixanuuneni,
Sorry waxaa kale kaa ilaabay markaa qiraxda aado am a kul xogaa jiro xataa madax iso xanuuno
SomaliDoc:
Waxay u badan tahay inuu ku hayo madax xanuunka loo yaqaano "Cluster Headache", fadlan akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka iyo waxyaabaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Daawo video ku saabsan qaabka dabiiciga ee loo la tacaalo madax xanuunka:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version