Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ciridka ilkaha ayaa i sigto?

(1/1)

Mr Mahamed:
asc ditoore waan ku salaamay aad ayaad umahad santahay sida wacan ee su alaha aad ugu jawaatid
 
su aal sheyda waxa weye ciridka oo ilkaha ja sigto maxaa keena waliba waxaan ku cadaydaa burash mararna caday

SomaliDoc:
Ciridka oo ilkaha ka sigto waa cillad loo yaqaano "Gingivitis", akhriso qoraal aan hadda ka hor uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version