Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wareeg cad oo isha iiga yaallo?
(1/1)
Mr Mahamed:
su aal maxaa sababa in cornea yaha isha in uu ku wareegsado cadaan makeeni karaa indha allan sababna ma unoqon karaa danboorka iyo xogida indhaha mar aad qabtid ellerjik
maxaana sababo dadka in uu ku dhaco indha beel
SomaliDoc:
Wareega cad ee ku wareegsan bu'da isha waxay ka tarjumaysaa dhowr xaaladood oo kala duwan, qaarkood waxay ku xiran tahay da'da aad jirtid iyo xanuunno kale haddii aad qabtid iyo da'da aad jirtay markii aad isku aragtay iyo hadduu jiro qof qoyska ka mid ah oo leh wareegaas?
Fadlan ka soo jawaab su'aalahaas si laguugu faahfaahiyo arrintaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version