Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay xanuun ah cabsi?

(1/1)

Said Maxamed:
Assalaamu calaykum waraxma tullaah waan idin salaamay dhakhaatiirta dhamaantiin waxaan rabaa inaad ku waydiiyo su.aaal ah ......
Waxaan isku arkay xanuun ah cabsi iyo inaan ka cabsado dadka siiba.Markay badan yihiin sidoo kle wx igu adag inaan ka hadlo shirarka iyo kulamada laysugu yimaado waanse isku taxalujiyaa oo wxn isticmaalaa awood waagii hore cudurkan ma lahaan jirin lakiin lixdii sano ee ugu danbaysay wuu igu so batay ilaa uu igu sababay inaan dadkiiba ka dhex boxo taas waa taas tan kale waxaan isku hayaa dictor xishood saa.id ah dadku intaa way igu eededyaan inaan ahay nin xishood badan markaa maxaad ila gudboon oo aad igula talin lahyd dictoor

SomaliDoc:
Fadlan qoraalkaan ka akhriso cilladaada oo faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7467.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version