Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun dhanka futada ah?

(1/1)

Abdinur5000:
Walaal asc DR abdulahi wxaa ila darsay waayahan xanuun dhanka futada ah dabada afkeeda ayaa waxaa kuyimi dilaac yar waxaana keenay fadhiga xafiiska ama gaariga iyo dabcan calool fadhi iyo docosho marka inahaa ayaa keeney
maxan daawo qaadan karaa amase maxaa looyaqaan dre please icaaawi

Kurtincadde:

waxaa suurta gal ah inuu ku haayo Baabasiir oo ah nabar fooda hore ama afka dabada ka soo baxa wuxuu ka dhashaa calool istaaga ama fadhiga tirada badan iyo kastuumooyinka oo in mudo ah la xirnaado ayaga oo la nadiifina ama la iska badadalin nadaafad xumo waxaad la xariirtaa dhaqtar ka kuugu dhow si baaritaan laguugu sameeyo. intaas waa garashadeeda gaaban mahadsanid...

SomaliDoc:
Abdinuur, cilladaas waxaa loo yaqaanaa "Dillaaca Futada ama Anal Fissure", akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.msg3181.html#msg3181

Navigation

[0] Message Index

Go to full version