Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Yarid ama xanuunka ciridyo xanuun?

(1/1)

Najka0010:
Asalaama Aleikum Dr iyo walaalaha kale aad baan idiin salaamay suashayda hadaan ugudbo waxaan rabay in la ii sheego wuxuu yahay xanuunka Yarid ama sikale hadaan udhigo ciridyo  xanuun? maxaa astaan u ah oo lagu gartaa? maxaa keena? Malaga bogsadaa?sideese loola Tacaalaa?xanuuno isaga ay isku egyihiin ama isaga ka dhasha majiraan?
MaMahadsanidib

SomaliDoc:
Xanuunka yiridka ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version