Author Topic: Su'aal: Walaal uur ma qaadi karaa umusha kadib?  (Read 7953 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Edil

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Walaal uur ma qaadi karaa umusha kadib?
« on: November 07, 2016, 11:07:54 AM »
Asc Walal dhakhtiirta sharafta leh salaan ka dib Walal waxan rabaa in laba su,aalood la iiga jawaabo waa ta kowade Walal uur ma qaadikaraa umusha kadib hadii aanan caadadii helin su,aashayda labad maxn ugu fiican ka hortaga uur qaadista waayo waxan rabaa inan ilmahayga nuujiyo laba sano InshaAllah waad Mahadsantihiin jasaakumulaahu khayr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Walaal uur ma qaadi karaa umusha kadib?
« Reply #1 on: November 26, 2016, 10:55:43 AM »
25 maalmood foosha ka dib, haweenta uur way qaadi kartaa khaasatan haddii aysan nuujinaynin.
Inkastoo haweenka qaarkood caruurta nuujiyo ay uur qaadi karaan haddii xittaa aysan caadada helin.
Akhriso qoraal kaa caawin doono qaababka uurka looga hortagi karo iyo waxa ay ku kala duwan yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: