Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qanjidhka daanka hoostiisa iyo kuwa qoorta oo barara?
(1/1)
A/qadir Abdi:
Dr maxa sababa in qofk carabka hostisa halkan candhuftu ka soo baxdo iyo afteedu kuusnaato isla markaana qanjidha daanka hoostiisa iyo kuwa qoortu bararaan
SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni akro qanjirro bararka qoorta, fadlan dhakhtar la xiriir si lagu waraysto laguuna wiisitiyo, waa muhiim in lagu arko.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version