Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hurdada kadib waan jimicsada?

(1/1)

Feysal_44:
DR markaste wan ku mahadcelinyna
Dr waxan isku arkay subaxdi markan hurdada ka so toso waan jimicsada marka waxa dhacda in dhabarka uu i shanqaro taas oo an u badnayn marka ma wax dhibaato ah ayu leyahay mise jimicsigas uu la socda mida kale hurdada salada kadib wan ku laabta markan so kacana anigo madaxa i xanunayo aan so tosa

SomaliDoc:
Lafaha dhabarka oo shanqara marka aad jimicsanaysid waa arrin dabiici ah, wax dhib ah ma keento.
Midda ku saabsan madax xanuunka salaada subax kadib, haddii ay joogto tahay waxaa laga yaabaa in hurdada xilligaas ay ku dhibayso ama kugu bar go'ayso, laakiin haddii ay tahay mararka qaar sida markay qoraxda kulushahay oo kale waa arrin dhici karta.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version