Author Topic: Su'aal: Qalliinka Hernia?  (Read 5214 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dhiblawe33

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qalliinka Hernia?
« on: November 09, 2016, 05:12:02 PM »
Asc. Diktore
Salan kadib. Waxan rabaa inad faahfaahin badan ad iga siiso cudurka Hernia ama Eerno o ad horey ugu hadashay.
Waxa shegtay inu qaliin daawo u yahay. Qalinkas muxu halis ama dhib dambo o ka imaan karo ayu leeyahay ila inte ayu ugu bogsan karaa qalin kadib mana so laaban kara qalinka kadib xanuunka. Mida kale exercise ama jimicsi ma jira mise loogu bogsan karaa hadi la sameyo. Cudurkan waxa no shegtay xanuna badan u sababo ma leeyahay hami xaga galmada iyo biyo degdegid xaga galmada. Wsc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qalliinka Hernia?
« Reply #1 on: November 26, 2016, 11:32:53 AM »
Eernada loogama bogsado jimicsi oo wayba kaaga sii dari kartaa, nooca eernadaada ayay ku xiran tahay qalliinkaaga sida uu noqon doono, inkastoo dhakhaatiirta ay ka taxaddaraan in eernada soo laabato qalliinka ka dib, laakiin nooca qalliinka ayay ku xiran tahay.
Wixii faahfaahin dheeraad ah si aan kuu siinno, soo sheeg eernadaada meesha ay ku taallo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Qalliinka Hooyada Uurka leh (Caesarean section)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 3
Views: 53353
Last post February 23, 2016, 07:42:28 PM
by Bilan Mubarig
U Diyaar Garowga Qalliinka

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Qaliinka

Replies: 0
Views: 11011
Last post February 24, 2008, 06:55:22 PM
by SomaliDoc
Waa maxay Hiatal hernia?

Started by A. SharifBoard Cudurrada Qaliinka

Replies: 1
Views: 21308
Last post March 13, 2008, 02:39:27 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay Hernia?

Started by AlihasanBoard Cudurrada Qaliinka

Replies: 1
Views: 48536
Last post September 18, 2015, 01:38:19 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: QALLIINKA XININYAHA?

Started by m.mo141Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3341
Last post May 06, 2016, 09:03:45 PM
by SomaliDoc