Author Topic: Su'aal: Dalool hunguriga gala?  (Read 5336 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hagaf

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dalool hunguriga gala?
« on: November 09, 2016, 02:30:24 PM »
Asc Dr. Daloolka hunguriga gala siduu ku yimaadaa maxaa lagu daaween karaa haduu qofku ku dhaco calaamado noocee ah ayuuna leeyahay. Mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dalool hunguriga gala?
« Reply #1 on: November 26, 2016, 11:21:08 AM »
Fadlan soo faahfaahi su'aashaada maxaad ula jeedaa daloolka hunguriga galo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Quumanka yiridka gala ama Tonsil Stone maxaa lagu daweeya

Started by Abdirahman77Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15760
Last post March 17, 2011, 11:21:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xameytada oo dhagaxan gala maxuu qofka dareemi karaa?

Started by Filsan AliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 21283
Last post May 01, 2011, 09:49:05 PM
by Filsan Ali
Wasaaradda Caafimaadka oo hubineysa tayada Dawooyinka dalka soo gala

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 20051
Last post May 01, 2011, 08:00:58 PM
by Drkheyre
Su'aal: Sidee Lagu Gartaa, Dixriga Dadka Jirka Ka Gala?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 11688
Last post December 06, 2011, 12:54:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Sideen isaga daweyn karaa Cijiyaha oo jirka gala?

Started by Kurtun2016Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 52639
Last post June 18, 2016, 03:19:19 PM
by SomaliDoc