Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wareega ayaa la iga qabanaayaa?

(1/1)

Kaltuun:
asc dr salaan ka dib dictore waxaa kacabanayaa wareega waxa lay qabanaaya sidii in caadadi uguso dhowdahay camal hadana 7days bay isagii maqantahy gumaarkaa ixanuunaya caajis sidii in xanuun wayn ihayo ma kici karayo hoostana biyo cad oo kulul baa iga soconaya waxaan xanuunkan daremi jiray markan dhiiga helayo  lkn hada waxa dhacda in uu iska kay xanuuno sidoo ookale waxaan ahay gabadh jirta 23years.
salaamu laah

SomaliDoc:
Fadlan dhakhtar la xiriir si lagaaga baaro hadduu infekshan kaadi mareenka uu jiro ama dhinaca xubnaha taranka.
Akhriso qoraal ku saabsan Caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Akhriso qoraal ku saabsan Caabuqa xubnaha taranak ee haweenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version