Author Topic: Su'aal: Biyha kaloriin ka lagu daro?  (Read 2519 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hamda121

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Biyha kaloriin ka lagu daro?
« on: November 11, 2016, 03:04:17 PM »
Asc doc waxan raba inad noga faa'ideysaan dhibatada ama faa'idada ey leyihiin biyaha kaloriinka lagu daro badanaa dad soomaaliyed fustada ayey ku darsadaan maxo inoo keeni karan kolorinka? Ok mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biyha kaloriin ka lagu daro?
« Reply #1 on: November 29, 2016, 02:19:10 PM »
Qoraalkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7056.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 109619
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeno Waji Saliida? Maxaa lagu daaweeyaa?

Started by HaykalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 65464
Last post February 16, 2016, 10:07:14 PM
by SomaliDoc
"Shooga Dhaqanka" Waa Dhibaato Qurbaha Lagu Arko.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 30458
Last post January 17, 2017, 05:34:31 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 55094
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Ilma yar oo markuu hadlayo, hadalka ku dhex nax naxa, maxaa lagu tilmaami karaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 35866
Last post December 08, 2012, 08:59:58 PM
by CilmiSabca