Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Bishamaha oo cadaada?

(1/1)

Said Maxamed:
Assalaamu calaykum dictoor waan ku salamaay bacdal salamaaan .....

Maxaa sababa dictoor in qofku bishmuhu cadaadaan waxaan isku arkay maalmahan in ay bishmahaygii isu bedeleen cadaaan markaa ma nafaqo daro baa mase waa wax kle maxay noqon kartaa?????

SomaliDoc:
Jawaabta su'aashaada ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version