Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay kaniiniga xenical?

(1/1)

Dada Amiin:
asc bahda Somali Medical Forums ad ban ugu mahadsantihin shaqada ad u heysan bulshada su'asha an idin weydinayo waxe tahay hadi an rabo in aan isticmaalo kaniiniga xenical qofka qadanayo miisankiis meeqo aya loga bahanyahay in u noqdo tan kale maxu dhibaato ah uu qofka u geysan karaa kaniiniga xenical       mahadsanid

SomaliDoc:
Waxaa haboon in dhakhtarka kuu qoray aad kala tashatid, maxaayeelay waxaa jiro dad aan loo ogleyn inay qaataan daawadaan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version