Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Seeda xanuunka lugaha?

(1/1)

Saneeti:
asc Dr see tahay magacega waa mohamed abdi wad ku mahadsan tahay sida wangsan oo aad bulashada soomaliyed ugu cawiso dhanka cafimadka  suasheyda hadii aan kalo waxeey tahay hooyadeeda ayaa ka cabaneeyso xanuun dhanka seedaha ah luga ah wili jilbaha seeda sidoo kale oo xidadada ah iyo kuwa lugta meesha anqawka dhanaciisa oo cagta korkeeda hada ka hore ayaa dhaqtar kenay waxeey ka soo sheekeen boroseel  dawooyin badan ayaana loo qoray ilaa hada wax is badal ah kama dareemin xitaa dawo herbal ah ayey cuntay mar dr maxaa keeno waxaas mahadsanid

SomaliDoc:
Astaamahaasi waxay noqon karaa cillad murqaha ama lafaha xiriir la leh, waxay maamada u baahan tahay in dhakhtar ka baaro lafaha iyo murqaha sida macdanta kaalsiyamta, hormoonada thyroid-ka iyo waxyaabo kale oo xiriir la leh, fadlan la xiriir dhakhtar ku takhassusay cudurrada guud.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version