Author Topic: Su'aal: Xubinka taranka ragga oo jilicsan?  (Read 4577 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamed Mahad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xubinka taranka ragga oo jilicsan?
« on: November 15, 2016, 02:34:24 PM »
Asc Dr.waad ku mahadsantahay sida wanaagsan ee su'aalaha uga warcelinayso Cimligana allah kuu siyaadiyo. Su,aashaydu waxay tahay hadii ay xubinka taranka ee raga ay jilicdo maxaa lagu adkeenkaraa?  (Ma,aha dheereen & howl gab kacsi la,aan)




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xubinka taranka ragga oo jilicsan?
« Reply #1 on: December 04, 2016, 09:50:07 PM »
Xubinta marne way jilicsan tahay marne way adag tahay, mana ahan wax ku xiran cunno aad cuntay, haddii ay kici wayso ama adkaan wayso waa qeyb ka mid ah howlgab kacsi, halkaane ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 30795
Last post October 12, 2015, 05:51:42 PM
by Ayanleh
Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 15802
Last post March 25, 2016, 09:18:40 PM
by SomaliDoc
Maxaa Keena Nabarada Ku Dhaca Qaybta Hore ee Xubita Taranka?

Started by AdamAliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5790
Last post January 19, 2021, 11:40:33 AM
by Milica_soomali
Waa maxay cillada naaso bararka ragga "Gynecomastia"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 72315
Last post December 11, 2017, 11:50:07 PM
by Xalane123
Su'aal: Waxaan leeyahay neef dhanka xubinta taranka?

Started by ChoukriBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10705
Last post January 14, 2015, 12:30:12 PM
by SomaliDoc