Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Goormey ilmaha uurka kujiro dikaanka bilaabaan?

<< < (2/2)

SomaliDoc:

--- Quote from: To be honest on December 05, 2016, 05:49:35 PM ---Dhaqaatiirta sharafta leh waad mahadsantihiin, walaal waanku gartay lakiin shakibaa igalisay arintaan dikaanka ah markaan su aasha idin weeydiinaayey aa igu danbeeysay dib danbana uma arag lakiin waxaan kuweeydiinaaa aariyada gudaha hadeey gashay ma dhibaato meey iikeenikartaaa? Dabcan aariyada aad sheegtay iney tahay aa laga yaabaa, tankale dibiryo badan waan isku arkay iyo hur oo korka ah iyo qaasatan cagaha oo aad ii huro marka infection aa leeyga helay diktoorkeeyga daawooyinka antibiotic ah uu isoo qoray waana qaataa oo dhabar xanuun iyo meesha hoose ee caloosha ah aa ixanuuneysay marka hada dhabarka waan karoonahay oo wuu idaayey xanuunkii iga haayey dhabarka lakiin caloosha qeeybta hoose aan wali xanuun yaryar ah kadareemaaa, lakiin alxamdulilaah waan fiicanahay dhibkale maqabo marka walaal uur shuuqa aad sheegeyso seen kudareemikaraa in uu isaga yahay?

--- End quote ---


Akhriso qoraal ku saabsan Uurjiif-shuuqa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4093.0

Waxaad isi saartaa kumuyuuarka uurka, waa la akri karaa hadduu jiro iyo in kale iyo in uurkaaga uu dabiici yahay.

SomaliDoc:

--- Quote from: To be honest on December 13, 2016, 06:44:34 PM ---Somalidoc, waxaan rajeeynaa sida ugu dhaqsiyaha badan inaad su'aalaheyga igaga soo jawaabtaan ilaahey haduu yiraahdo, walaalayaal waxaa igu soo saaiday madax xanuun saaid ah oo dhinac ah iyo back pain oo ay igu darantahay lafdhabarta ama lafta dhabarka kutaal ee dheer oo kasoo bilaabato hoos oo waxay martaa dhabarka kala barkiisa dhaxda ayey oga taalaa midaas ayaa ixanuuneyso waxaa kaloo ixanuunaayo meesha uu wadnaha kuyaalo naaska hoostiisa ah waa dhinaca uu wadnaha xigo marka inuu wadnaha yahay iyo iney waxkale yihiin aan fahmi la'ahay marka leeyga qabto neefsashada xataa weey idhibeeysaa oo waxaan dareemaa xanuun oo meel leeyga jiro iyo meelkale aan fahmi weeynaa oo madhiman rabtaa aan is iraahdaa xanuunkaan wuxuu igu bilaawday kowda bishaan ilaa iyo hada aan isku arkaaa maalinkii waxaan arkaa sadex mar ama afar mar marka ma aqaano waxay yihiin ee hadaad wax kataqaaanaan warbixin buuxdo iga siiya waadna mahadsantihiin

--- End quote ---

Gaas aad u daran baa ku hayo ee fadlan dhakhtarka la xiriir:

To be honest:
Alxamdililaahi waaan fiicanahay boqolkiiba boqol walaal waxa iwaalay gaasuu ahaaa ilmaheeygana sidoo kale weey fiicanyahiin waadna mahadsantihiin dhaqaatiirta sharafta leh, walaal waxaan idinka codsanayaaa uurka mataanaha inaad kusoo dartaan qoraal quseeya oo kahadlaayo gabadha uurka leh ee mataanaha wado waadna mahadsantihiin

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version