Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Uur qaadis sahlan?

(1/1)

Deeqa Ugaas:
Asc dhamaan bahda Somali medical waxan rabaa inaan suaal weydiiyo tasoo ah qof aaysan shawada gaarin ama aan biya lagu shubin uur ma qaadi karaaa xiliga aay imanayeen shahwadkisa ayuu si dag daga uga saray tusaale uur ma yelan karaa qofkaas suashaan ayaan rajeynaa inaad kaso jwbtaan insha allaaaah

SomaliDoc:
Haddii aysan wax shahwo ah kaa imaan ama biyaha cad ee shahwada ka horeeyo ee loo yaqaano "Precum", uur lama qaadi karo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version