Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Meeqa mar ayaa saxaroon kartaa?

(1/1)

Mr Mahamed:
qofka caadiga ha oo cafimaad kiisa ok yahay maalintaa meeqo mar ayuu saxaroon karaa  ?
1: qofka saxaroda 3 maalin har iyo qofka saxrooda maalintii halmar ama labo mar maxaa farqi udhaxeeyo

SomaliDoc:
Dadka way ku kala duwan yihiin, isku midna maahan sidaa darteed ma jirto tiro go'an oo la dhihi karo sidaan ayaa dabiici ah, dadka waxay u badan yihiin hal jeer maalin kasta iyo hal mar 3-dii maalmood, waxay ku kala duwanaan karaan waa caafimaadkooda, dheefshiidkooda iyo cunnada ay cunaan waxa ay ka kooban tahay mooyee, laguma qiimeyn karo inta jeer ay saxaroodaan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version