Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Simanka in ay shanqaraan maxaa keena?
(1/1)
Mr Mahamed:
simanka in ay shanqaraan ama ku xanuunaa marka aad jimicsi sameyneyso maxaa sababa ?
sabab ma unoon kartaa arintaas naag qabida ama naag qabid la aan calan shaan gacant biyaha lays kaga keeno
SomaliDoc:
Simanka oo ku shanqaro waxay ku xiran tahay, tayada lafhaaga iyo seedahaaga ee kuma xirna in aad xaas leedahay iyo in kale.
Siigeysiga wuu u daran yahay caafimaadka ee ka akhriso halkaan dhibaatooyinka uu keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version