Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa sababo ninka raga in uu jirkiisa jilco?

(1/1)

Mr Mahamed:
maxaa sababo ninka raga in uu jirkiisa jilco maloo aaaneen karaa kacsiga badan oo ay hormoonada aad ushaqeeyaan

SomaliDoc:
Maxaad ula jeedaa jirka jilicsan?, fadlan faahfaahin ka bixi su'aashaada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version