Author Topic: Su'aal: Waxaan aad u cabaa sigaarka?  (Read 2224 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamud Soorre

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan aad u cabaa sigaarka?
« on: November 16, 2016, 06:32:23 PM »
ASC DOCTOR
WAXAAN AHAY QOF WAYN WAXAN AAD U CABAA SIGAARKA
WAXAAN IS KU HAYAA BIL KASTA MAALIN KA MID AH INAN MA TAGO
IN TANAN MA TAGIN WAXAAN DAREEMAYAA CAN DHUUF BADAN OO AFKA IGA IMAAN
KA DIB  CALOOSHA BAA ISOO KA CAYSAAA WAXAANA IGA IMAAN MATAG IYO QOFAC
 MADAXNA AAD BUU IKACAYAA  MARKAN MATAGO ILAA AAN SEEXDO MADAGAAYO
WAA MAXAY XANUNKAAS




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan aad u cabaa sigaarka?
« Reply #1 on: December 07, 2016, 10:29:17 AM »
Sigaarka wuu leeyahay candhuuf badan, laakiin badanaa matag si toos ah uma keeno, fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro, loona ogaado haddii cillado kale ay jiraan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26008
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48093
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29645
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24985
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35512
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc