Author Topic: Su'aal: Isha baarkeeda oo bood boodo?  (Read 5222 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jimale01

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Isha baarkeeda oo bood boodo?
« on: November 17, 2016, 02:50:40 PM »
Asc magacaygu wa c/raxman jimale waxa weydinayaa dhaqtarka waxa keeno in isha baarkeeda kore boodboodo mudo labo bil ah ayan isku arkay ciladaas mahadsanid ..




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Isha baarkeeda oo bood boodo?
« Reply #1 on: December 13, 2016, 11:24:55 AM »
Indhaha baarkood oo jareeyo waxyaabo badan ayaa keeni karo ee ka akhriso qoraal kuu faahfaahin doono: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6257.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Jeexitaanka iyo Soo-go'idda Qaybta Dambe ee Isha (Retinal Tear & Detachment)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Indhaha

Replies: 0
Views: 24106
Last post April 04, 2011, 07:24:43 PM
by SomaliDoc
Ha Isku Qaldin Jinniga, Sixirka, Isha iyo Cudurrada Maskaxda ku Dhaco!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 42745
Last post July 05, 2015, 10:14:33 AM
by Darmaan123
Su'aal: Nabar ku dhacay isha korkeeda ma keeni karaa shigshig?

Started by Axmed A. CBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6629
Last post April 24, 2013, 12:04:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Nabarka cad ee isha qeybta madow hosteda kasoo baxa?

Started by Abukar mohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6135
Last post November 20, 2018, 08:26:01 PM
by SomaliDoc
Waxyeellada Cudurka Macaanka ee Shabakada Dambe ee Isha

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Indhaha

Replies: 0
Views: 28740
Last post May 17, 2015, 06:48:37 PM
by SomaliDoc