Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Tifowga madaxa ku dhaca miyaa jira?

(1/1)

Zakiyare555:
asc dr . tifowga madaxa ku dhaca miyaa jira .
mise ma loo indho beeli karaa ama ma lo waalan karaa  hadu madaxa kaa galo ....

SomaliDoc:
Tiifowga waa cudur ay keento jeermiska bakteeriyada badanaa dhinaca caloosha ayuu ka soo bilawda, jirkane wuu ku faafaa, astaamahiisa waxaa ka mid ah madax xanuun siyaado ah laakiin ma jiro tiifow madaxa u gaar ah oo ku dhaca, indho la'aanne ma keeno.
Akhriso qoraal kuu faahfaahin doono xanuunka Tiifowga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=548.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version