Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Fin xaga hoose ah?

(1/1)

Bilan qalanjo:
Asc wan idin slamay bahwrynta somali doc waxan weydiin rabaa wlal doctorka waxan lahaa reer Mudo lixbilood ah waxan isku arkay mudadaas khalkhal ku dhcay caadadii oo marna soo degdegeysa marna maqnaaneysa bil iyo badh sidoo kale fin markay caadadu igu so socoto ka so baxaya hoosta  kuna baa,baya dhowr cisho Ka dib fadlan dhakhtarka inu iga cawiyo ayan Ka codsanaya. Mhdsanid 

SomaliDoc:
Waxaa fiicnaan lahayd in aad la xariirtid dhakhtar haweenka si loo eego finkaas, waxyaabo kala duwan ayaa keeni kara.
Laakiin caado wareerka qoraal ku saabsan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version