Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Isha ayaa i dubaaxiso?

(1/1)

Ashom:
dubaaxin (dibaaxin) waa maxaay maalin dhan ayaa isha qeebta Kore ee ku dabool mato isha ee I dhag dhag leh oo I nuuxsaneeyso anoo wadin .mar mar cajar Ka ayaa iska bood boodo qeeyb Yar oo kamid ah .waa maxaay sababta


Somalida waxyaabo quraafaad ah ayeey iska sheegaan

Tusaale
Calaacasha markeey ku dubaaxiso waxaa heli rabtaa lacag
 

SomaliDoc:
Fadla akhriso qoraal aan uga hadlay dubaaxinta ama jaraynta isha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6257.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version