Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan iska dareema cillad dhagta bidix ah?
(1/1)
Cabdi Cali:
asc doctor waxaa iska dareema cilad dhagta bidix ah wax xanuun ah iguma heyso lkn ma koontarooli karo hadalka aniga wxn uheysta in hadalkeyga la maqlo markan hadlayo lkn qofka i ag jooga ima maqlayo
SomaliDoc:
Dhagta bidix maxaad ka dareemaysaa haddii cillad kaa haysato?
Codkayga ayaa gaaban miyaa ka wadaa mise cillad kalaa jirta?
Fadlan soo faahfaahi su'aashaada.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version