Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shahwo Soo noqosha?

(1/1)

Ahmed Ali Mohamoud:
Asc bahda Somali doc

Dr waxaan ku waydiiyay waxaan nahay reer cusub. Markaan galmada ka faaruqno waxaa aragnaa biyihii oo soo noqda.

Marka maxay tahay? Biyaha miyaan gaarin meeshii larabay? Mise wax kale baa naga khaldan.

SomaliDoc:
jawaabtaada ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5837.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version