Author Topic: Su'aal: Hal lug ayaa i bararsan?  (Read 4002 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Simoon

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hal lug ayaa i bararsan?
« on: November 03, 2016, 08:23:08 PM »
Asc somaali doc ad ayan idinakaga mahad celinaya sida hagar la,aanta ah ee uga so jwbtan su,aalaha jazka allahu qeyr haddi an su,aasheyda u gudbo dr 1lug aya i bararsan mudo ila iyo 4bilood ah sinta ila iyo faraha ila cagta hose wax xanuun ah ma igu heyso barar ma ahane dr ayan tagay x-ray ayu i diray mana jabna hadane computer ayu diray dvt aya leyga shakiye hadane ma qabtid dawoyin ayu ii qoray sida lasix diclofenac iyo antibiotics dr baraka wu dhaca hadi an seexdo ila xad maxaa sababi karo dr bararkas  shukran




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hal lug ayaa i bararsan?
« Reply #1 on: November 20, 2016, 06:49:19 PM »
Haddii la xaqiijiyay oo DVT lagaa waayay, waxaa dhici kara in marinnada qanjirrada ay xanniban yihiin waana cillad keento lug bararka keento waxaana loo yaqaanaa "lymphedema", qofka wax xanuun ah ma dareemo, markuu jiifto bararka wuu dagaa laakiin markuu wax badan istaagnaado ama socdo bararka wuu soo bataa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Simoon

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Hal lug ayaa i bararsan?
« Reply #2 on: November 23, 2016, 10:34:02 AM »
shukran jazaka allaahu qeyr jazaa dr wan baray lymphedema qoraalkana wan aqriyey sawiro dad xanunka qabana wan arkay lkn lugteyda iyo sawirda farqi aya u dhaxeya alx sida uma bararsani maqarka xata wu is badalaa lugteyda tan kale kama duwana bararka ma ahane sinta ila lugta oo dhana wey i bararsan tahay dr lugta 5sano ka hor ban ka jabay lymphedema baratan lagu ogado miya jira dhaqtar cudurada guud miyan u tagaa mase physiotherapist keba ban u tagaa maxaa ugula talin la heyd

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hal lug ayaa i bararsan?
« Reply #3 on: December 15, 2016, 11:44:07 AM »
Fadlan la xiriir dhakhtar cudurrada guud ku takhassusay si loo ogaado cilladaada, haddii jab hore uu jiro weli way dhici kartaa cilalda Lymphodema oo bilaw ah ama in DVT uu jiro oo aan lagu baraarugin.
Laakiin arkidda iyo wiisiteynta ayuu dhakhtarka ku kala sooci karaa inta uusan baaritaan kuu dirin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: