Author Topic: Su'aal: Cub cub iyo olol xoogan oo timahaa?  (Read 3282 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline عبد الرحمن

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cub cub iyo olol xoogan oo timahaa?
« on: November 24, 2016, 05:31:17 PM »
?????? ????? ????? ???? ???????
Salaan ka dib diktoor waxaan ka cabanayaa oo aan allergy ku leeyahay saliidaha madaxa la marsado qaarkood oo MADAXA iyo gacmaha ayaa I olola markaa maxaa xala diktoore
??????? ????? ????? ???? ???????




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cub cub iyo olol xoogan oo timahaa?
« Reply #1 on: December 16, 2016, 08:31:27 PM »
Xalku waa in aad ka fogaataa saliidaha aad dhibsanayso khaasatan haddii ay yihiin kuwo la soo warshadeeyay oo aan dabiici ahayn.
Haddii aad heli kartid saliid saytuun, saliid qumbe ama saliid macsaro dabiici ah bal iyagane tijaabi oo fiiri waxii aad dareentid.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Caga xanuun ayaan dareemaa waliba olol leh?

Started by Marwo Hinda XashiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4194
Last post June 26, 2018, 11:09:30 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Calaacal olol iyo misko xanuun?

Started by Noor AwdolBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5011
Last post August 23, 2015, 02:01:49 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan leeyahay cago olol saa'id ah?

Started by Dheeman44Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3719
Last post October 16, 2015, 12:39:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Caga olol aad u fara badan?

Started by Khansa AbdirahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4435
Last post May 19, 2018, 10:04:25 AM
by SomaliDoc
Suáal: Indo-olol?

Started by JarratiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7532
Last post November 30, 2010, 06:36:59 PM
by SomaliDoc