Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Farqiga siigeysiga u dhaxeeyo?

(1/1)

Ashom:
In xaas Kaada kuu siigeeyso ama ee gacanteeda kaaga keento manida

Iyo in aad gacantaada iskaga keento
Farqiga u dhaxeeyo mxoo yahay caafimaad ahaaan...

SomaliDoc:
Farqi dhinacee ah ayaad ka wadaa?

Ashom:
Farqiga u dhaxeeyk dhibaatada Ka timaada siigada
Markiin aan aniga siigeeysto iyo markii xaaskeeyga ama qof dumar ah kuu siigeeyso
Waa maxaay farqiga u dhaxeeyo waxyeeleynta

Navigation

[0] Message Index

Go to full version