Asc Dhaqaatiirta Somali Doctors Forums dhamaantiin waan idin salaamay aad ayaadna u mahadsantihiin waxaan rabaa inaan idinweydiiyo arin somaalida caado u ah oo in qofku uu calooshiisa bixiyo asagoo isticmaalaya waxyaabaha caloosha lagu bixiyo sida caanaha geela oo qofku aad u dooxmo sidoo kale waxay dadka qaar isticmaalaan Cusbada burgaandida ama Epson Salt oo farmashiyada lagu gado marka waxaan rabaa caafimaad ahaan inuu qofku aad isku qarasbixiyo ma wax caafimaadka u roon miyaa?
Epson salt maxey dhibaato u keeni kartaa qofka isticmaala? mase jirtaa wax dabiiciya oo laga helaayo maadooyinka ku jira Epson Salt?
M A H A D S A N I I D I I N