Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qoyaan iga yimaada dabada?
(1/1)
m.mo141:
Asc waad salamtihiin
Waxaan rabaa inaad iga jaahil bixisaan waxaan isku arkay qoyaan iga yimaada dabada / futada dhacaan ma ahan waa qoyaan dhididka oo kale o wata ur markaan xirto surwaalada color leh iga muuqanaayo qoyaankaas xitaa waan ka suulay surwalada colorka leh o waxaan xirta Surwal Madow ah ciladaas waa maxay maxaa se lagu daaween karaa
SomaliDoc:
Waxay noqon kartaa laba cilladood mid ka mid ah:
1- Baabasiirka dibadda "External hemorrhoids"
2- Fiiskolada dabada "Anal Fistula"
Waa haddii dheecaanka dabada ka imaanayo uu midab leeyahay, urkane sidii saxarada uu u eg yahay, weliba mararka qaar cuncun aad dareemaysid.
Daawo Video-gaan:
m.mo141:
Doctor dheecaanka dabada ka imaanayo surwalka markan wato dhidid o kale ayay ugu so muuqanaa lkn buumada madoow ayay noqone saqad ah urkane sidii saxarada uu u eg yahay, weliba mararka qaar cuncun waan dareema
MAXAY NOQONEE MARKAAAS
BAABARISA AMA Anal Fistula ??????????
SomaliDoc:
Post-ga hore ayaan kaga jawaabay su'aashaada, si aad u kala ogaatid nuuca ay tahay iyo sida lagu garto, daawo video-ga kore.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version