Author Topic: Su'aal: Cunug yar oo mooska haduu cuno?  (Read 2946 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Torayo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cunug yar oo mooska haduu cuno?
« on: November 27, 2016, 03:56:19 PM »
Cunug yar oo mooska haduu cuno saxaroonayo wax dun dhaadher cml ah maxaa keeno.
Mida kale ayaantaas aan mooska siinayo habeenki ma hurdaayo aad ayu u gad gadoomaaa sida in caloosha laga cunooyo cml maxaa sabab ah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cunug yar oo mooska haduu cuno?
« Reply #1 on: December 24, 2016, 10:32:04 AM »
Waxa dhaadheer sida dunta oo kale ah oo madow ee caruurta dhigaan markii mooska la siiyo waa dabiici, mana ahan gooryaan ee waaa wax mooska gudaha kaga jiro markii la dheefshiido.

Waxaa kaloo mooska lagu yaqaanaa in saxarada uu adkeeyo, hadduu saxarada cunuga adag tahay wuu jiiran karaa, laakiin haddaysan adkayn, wax kale inuu u gadgadoomayo ayaa dhici karta.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cuno xanuun iyo calool xanuun?

Started by Mumtaz19Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5638
Last post February 09, 2020, 12:37:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: cunug 7 bilood jira olive oil dhegta malooga shubi karaa?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 12140
Last post April 03, 2011, 07:21:30 PM
by Abdikani
Su'aal: Cunug sanad kayar caano lo' masiin karaa?

Started by Laylafuad739Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 173095
Last post August 25, 2019, 01:33:29 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa la igu qalay cunug anigoo foolanaya?

Started by NuqfaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41662
Last post December 22, 2014, 09:18:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunug ayaan dhalay naaskii wuu diiday?

Started by ZuleikhaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2625
Last post April 12, 2016, 04:41:09 PM
by SomaliDoc