Author Topic: Su'aal: Xaniinyaha oo burtuq yeesho markaan wax dareemo?  (Read 6053 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jamal Cade11

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaniinyaha oo burtuq yeesho markaan wax dareemo?
« on: November 28, 2016, 12:48:13 PM »
Asc Awal Alle Haku siyo Qeyr Dr (1)waxan isku arkay marka daren igalo ine xaniyaha burtuq yee shan xibinta na awod yelan Dr baan u tagay Computer bu isaray cilad malhn buna idha hay walina wan darema ciladas
2: Sababaha ama cudurka ku dhaco xibinta marna aad ka hadashay Shuqiska ama Ee yaraneso wad ka hadashay blse jwb  tas ma arkin Ina Ii sharaxdo ban jeclahy
3indha ha qebta hose isha bidix mar walbo ina kala qado marabto hada wax aqrinayo ama cadi Aan ahay    jarees ban ka darema mesha tinta ka hoseso we idikamesa maxa waye ciladas

4paritan dhanka shawada ah masamen kara si an u ogado cilada xibinta mar shuqi neso mana lagu ogankara hadu cudur jiro?Insha allah waxan rajena Ina jwb u helidon tid Dr alle janadisa hakugu bishareyo janatul fardosa Amiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaniinyaha oo burtuq yeesho markaan wax dareemo?
« Reply #1 on: December 24, 2016, 11:01:37 AM »
In xiniinyaha ay soo uruuraan waa arrin dabiici ah markii dareen ku galo, waxaana qooraha ku soo bato qulqulka dhiigga, xubintuna way adkaataa.

Qulqulka dhiigga ee ku soo aruurayo qooraha ayaa keenayo in xididada ay bararaan oo burtuqyo yeeshaa, maqaarka qoorahane uu kaduud yeesho, haddii burtuqyadaas ay joogto noqdaa waxaa cilladaan loo yaqaana "Varicocele", ka akhriso halkaan qoraal aan hadda ka hor uga hadlay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html

Midda kale waxyaabo badan ayaa keeni akra in xubinta ay shuuqdo ama gaabato, qasabne maahan inay cudur uu noqdo, waxaa ka mid ah qabowga, shahwada oo la baarane xiriir lama lahan arrintaas mana lagu ogaado, laakiin waa muhiim in aad dhaktharla xiriirtaa si loo ogaado waxa jira.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6928
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18454
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47819
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 116695
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9387
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc