Author Topic: Su'aal: Qoffka qaniiska ah wax ma dhali karaa?  (Read 10531 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Ali2o

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qoffka qaniiska ah wax ma dhali karaa?
« on: November 30, 2016, 01:04:00 PM »
asc doctore waxan ku weydina suaal muhiim ah dr waxey bulshada somaliyeed aminsanyihiin in uu qufka qaniiska ah uusan wax dhalin marka doctore midaas kawarn