Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shahwada raga madhamataa?

(1/1)

Abdull:
Asc salaan kadib magaceeyga waa cabdulaahi oo jooga wadanka holland. sual ayaan qabaa kusaabsan biyaha raga ama shahwada sidaad utaqaanaan. Shahwada raga madhamataa?

SomaliDoc:
Shahwadu maahan wax jirka ku kaydsan oo dhamaanayo, haddii hal maalin gudaheed ay shahwada kaa timaado dhowr jeer oo isku xigxiga, mar walba marka ka dambayso waxaa yaraanayo xawada ama unguyada shahwada laakiin 24 saac gudahood caadi ayay ku soo laabtaan, waa wax alle ku abuuray qofka oo jirka ayaa samaynayo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version