Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhawaq/shanqar caloosha ah?

(1/1)

Mitireen:
Asc dhamaan dhaqaatiirta somalidoc iyo inta ku tixan page kan iyo musliminta dhamaantood salaan kadib
KHAQAATIIRTA SHARAFTA LEH WAXAAN WEYDIINAYAA CALOOL DHAWAAQ MARARKA QAAR QOFKA KU AGFADHIYA AYAA MOODAYA INAAD DHUUSTAY MARMARNA CALOOSHA AYAA DHINAC FAARUQ KA NOQONEYSO  waa maxaay xalkeeda?

SomaliDoc:
Ka akhriso qoraalkaan shanqarta caloosha iyo waxyaabaha keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6657.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version