Author Topic: Su'aal: Waxaan damcay ina jimicsi gurigayga ku sameeyo?  (Read 6245 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ayuup isdabool

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan damcay ina jimicsi gurigayga ku sameeyo?
« on: November 30, 2016, 06:13:13 PM »
Asc ad bad u mahad san tihiin somali doctors suaal bn idin waydiin waxay tahy waxaan damcay ina jimicsi gurigayga ku sameeyo oo ku dhex ordo 2  daqiiqo marka ordaayey ba kilida midig I xanuuntay sidii nabar igu dhagan oo kle bay I xanuuntay xogar bn si waday wauy kaso dartay wan fariistay aad bay i si xanuuntay Marka I caawiya wa maxay xanuunkan was mahadsan tihiin aad bn idin salaamaya doctors




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan damcay ina jimicsi gurigayga ku sameeyo?
« Reply #1 on: December 27, 2016, 08:27:46 PM »
Xanuunkaan wuxuu u badan yahay in dhagax killida kaaga jiro, waxaana isku arka dadka aanan in muddo ah jimicsan hadday jimicsi bilaabaan, kilyahane uu dhagax kaga jiray iyagoo ogayn, fadlan dhakhtar la xiriir si qalabka computer-ka kilyaha lagaaga saaro, biyo cabistane aad u badso.

Xanuunka wuxuu ku yimaadaa rucleynta oo dhagax ka soo dhaqaajiso booskiisa, isagoo galo meel ciriiri ah ama haraadka la dareemo jimicsiga ka dib, kaasoo kilyaha ka shaqeysiiyo kadibne xanuunka dhagaxa ayaa la dareemaa, akhriso qoraal ku saabsan dhagaxaanta kilyaha fadhiistaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6494.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 44226
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 68672
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 49839
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 45056
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 53853
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc