Author Topic: Su'aal: Hanada/cambaarta qofka ku raagtay?  (Read 3237 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Afdhurde

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hanada/cambaarta qofka ku raagtay?
« on: December 01, 2016, 10:32:10 AM »
asalama calaykum marka hore ilaahay ha idinka ajar siiyo hawsha aad bulshada uhaysaan.

salaan kadib walaalayaal suayshaydu waxay tahay,

Aniga oo yar oo 10 jir ah baa waxaa igu dhacay cambaar kadibna wey igu raagtay oo la igama daaweyn,  kadib cambaartii madaxayga sixun bey u halaakaysay heer uu madaxayga isu badalay malax iyo dhiig, ilaahay mahadii mudo sanado ah kadib sanco soomaali baa la igu daweeyey laakiin haarihii iyo dhaawac yadii ay madaxayga uga tagtay baa wali kamuuqda oo timihii sifiican iiguma soo bixin ilaa iyo hada anoo jira 27 sano, marka suaashu waxay tahay  timihii dib maloo soo celin karaa  walaalayaal .


mahadsanidin





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hanada/cambaarta qofka ku raagtay?
« Reply #1 on: December 28, 2016, 07:31:29 PM »
Haddiii cambaarta ay naafeysay unugyada tinta, way adag tahay in dib u soo baxaan, laakiin haddii unugga uu fiyow yahay, tinta way soo bixi doontaa, akhriso qoraal ku saabsan cambaarta madaxa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1682.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu garto qofka maka uu ku yaryahay Vitamin C?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27655
Last post January 16, 2010, 06:58:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeni karo in qofka dhaqso biyaha kaga yimaadaan?

Started by BadarcuneBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14158
Last post November 21, 2011, 10:09:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 16251
Last post March 25, 2016, 09:18:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xameytada oo dhagaxan gala maxuu qofka dareemi karaa?

Started by Filsan AliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 21423
Last post May 01, 2011, 09:49:05 PM
by Filsan Ali
Su'aal: Maxaa keeni karo shahwada oo dhaqsi ka imaata qofka?

Started by AnwarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21931
Last post July 10, 2011, 08:10:55 PM
by SomaliDoc