Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gabadh uur leh oo dhiig ka yimid?

(1/1)

Istaabeene:
asc suaasha waa sidaaan gabadha uur leh ahne labo bil waxaa ka yimid dhiig mala dhihi karaa wey kaso dilmeen ultrosound markii la saray ilmaha waa nadiif ilmaha bilaha sidii ma loosii xisabayaa mise meshaas loga bilawayaaaa

SomaliDoc:
Arrinkaasi waxaa loo yaqaanaa 'Dilanka Sigtay", ka akhriso halkaan jawaab hore oo ku saabsan su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7440.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version